Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo xirtay xafiiskii guddiga doorashooyinka Qaranka ee Garoowe (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa maanta albaabada u laabay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya, uu ku lahaa magaalada Garoowe.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu wargeliyay Maamulka Gobolka Nugaal, in Wasaaraddu ay xirtay Xafiiskii Guddiga Doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku lahaa Garowe, laga bilaabo maanta oo ku beegan 6 February 2020.

HOOS KA AKHRISOQ QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Puntland oo soo saartay amar cusub xilli ay dagaal kula jirto Daacish

Cabdi Cade

Al-Shabaab oo Qori & Kitaab guddoonsiiyey Ugaas lagu duubay degaan ay Maamulaan (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Rag horey u dilay nabadoon caan ah oo lagu toogtay fagaaraha Iskoolo Buluusiyo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---