Allbanaadir.com
NEWS

Madasha uu Hogaamiyo Sheekh Shariif oo Warqad furan u dirtay Abiy Axmed (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa warqad furan oo ashtako ah u diray Ra’isul Wasaaraha dowlada Itoobiya Abiy Axmed.

Warqada Madasha Xisbiyada Qaran u dirtay Ra’isul Wasaaraha dowlada Itoobiya oo ku qornaa luqada Ingiriiska ayaa looga baaqay in uu wax ka qabto talaabooyinka guracan ee ciidamada Itoobiya ka wadaan gudaha Soomaaliya.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Ra’isul Wasaaraha Itoobiya warqada ay u qoreen ku xasuusiyay in saameyn ku yeelaneyso talaabooyinka ciidankiisa wadaan biladdii uu dhowaan ku guuleystay ee Nobel Peace Prize.

 

 

 

Related posts

Kulamo Xasaasi ah oo iska soo horjeeda oo ka socda xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Cabdi Cade

Carab heesta Dhalashada Israa’iil oo fal caro badan dhaliyay ka sameeyay dalka Turkiga

Cabdi Cade

Ciidamada NISA oo Muqdisho ku qabtay xubin katirsan Amniyaadka Al Shabaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---