Shirkii Madaxweyne Farmaajo & Madaxdii hore oo soo gebegeboobay & Shir jaraaid oo..

Madaxda Madasha Xisbiyada ayaa lagu Wadaa in goor dhow ay Faahfaahin ka bixiyaan shir qaatay Muddo ka badan 3 saacadood oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Somalia

Waxaa shirka ka qeyb galay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ka horeeyey Xasan Shiikh iyo sheikh Shariif.

Shirka oo diiradda lagu Saaray xaaladda siyaasadeed ee Dalka arinta Doorashooyinka, Khilaafka Maamul Goboleedyada iyo tilaabooyinkii dhawaan lagu hor istaagay Madaxweynayaasha.

Wariyeyaasha ayaa hadda jooga Guriga Gudoomiyaha Madasha Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraaid ku faahfaahinaya natiijada ka soo baxday kulanka maanta.

La soco wixii soo kordha

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -