Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

War Saxaafadeed Xasaasi ah oo goordhaw kasoo baxay Maamulka Jubbaland (Akhriso)

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanadii dhawaan kasoo baxay golaha Wasiirada Soomaaliya iyo amarkii lagu soo rogay diyaaradaha taga iyo kuwa ka baxaya magaalada Kismaayo.

Maamulka Jubbaland War saxaafadeedka goordhaw kasoo baxay ayaa lagu sheegay in aysan saameyn ku yeelan doonin go’aanada kasoo baxay Dowlada federaalka Soomaaliya ee dhanka doorashooyinka iyo duulimaadkaba.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Jubbaland

Hoos ka Daawo Muuqaalka wararka Shabakadda Allbanaadir Online 24 saac kasta

Related posts

Shirkii Guddiga Farsamada xal u helidda khilaafka Doorashada oo Baydhabo ka furmay

Caydiid Ali

Falanqeyn: Xubnaha xilalkooda loo daayey & Wejiyada ku cusub Golaha Wasiirada

Caydiid Ali

Shil Gaari oo naxtin leh oo dad ku dhinteen oo goordhaw ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---