Xukuumada Somalia ayaa guddi u saartay aaska marxuumka Ing. C/raxmaan Yariisow oo ahaa guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho kaasoo maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magalada Doxa ee dalka Qadar ka dib dhaawacyo halis ah oo ka soo gaaray qaraxii todobaadkii hore ka dhacay xarunta dowlada hoose.
Guddigan oo ka kooban 14 xubnood oo u badan Wasiiro ayaa waxaa magacaabay RW Khayre, iyagoo ka shaqeynaya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee marxuum Yariisow oo lagu wado in meydkiisa lagu soo celiyo dalka maalmaha soo aadan.
Hoos ka akhriso magacyada Guddiga
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com