Allbanaadir.com
NEWS

Isbitaalka Kalkaal oo Qiimo Dhimis Balaaran u sameesay Bulshada Soomaaliyeed

Dhamaan shacab weynaha Somaaliyeed waxu ogeysiinayaa fadliga bisha barakeysan ee ramadaan owgeed in isbitalka kalkaal speciality hospital in u sameeyay qiimo dhimis balaaran, taas oo ah boqolkiiba konton in aad ku heli doonto dhamaan adeegyada caafimaad ee uu isbitaalku bixiyo

Isbitaalka kalkaal ee magaalada muqdisho ayaa ah isbitaal u taagan marwalba haqabtirka bahida caafimaad ee dhamaan bulshada Soomaliyeed

Hadaba si aad ugu faaideysato qiimo dhimistaan balaaran ee uu isbitalku sameeyay waxaad booqata xarunta caafimadka ee isbitalka ku leeyahay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Isbitaalka waxaa ka howlgalo dhaqaatir leh qibrad sare oo caafimaad kaana qancin kara dhamaan adeegyada caafimaad aa aad u baahantahay

Hadaba ha moogan qiimo dhimistaan

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Itoobiya oo soo saartay amar cusub oo lagu xirayo ku dhowaad 170 qof

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo & Senator Jack Reed oo ku kulmay Garoonka Aadan cadde? (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Dil Saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

admin
Taboola Ads ---