Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Madaxweynaha Jubbaland oo xilkii ka qaaday Cabdi Cali Raage

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaaday la taliyihiisa dhanka Arrimaha siyaasadda.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jubbaland lagu sheegay in xilka laga qaaday Cabdi Cali Raage oo ahaa la taliyihiisa Arrimaha siyaasadda, lamana sheegin sababta.

Hay’adaha amniga Jubbaland ayaa lagu wargeliyay in xilkii laga qaaday Cabdi Cali Raage, isla markaana wixii maanta ka bilowda uusan matali karin dowlad Goboleedka Jubbaland sida ku xusan Wareegtada:

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Madaale & Madaxda degmooyinka Muqdisho oo ka shiray arrimo xasaasi ah

Caydiid Ali

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda Afrika (Sawirro)

Cabdi Cade

Xassan Shiikh oo Xalane kula shiray Ergada Midowga Yurub

Caydiid Ali
Taboola Ads ---