Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Madax ka tirsan dowlada Qatar (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Sen. Cabdi Xaashi iyo Wafdigiisa ku sugan magaalada Doxa ee Dalka Qatar waxaa ay shir gaar ah la qaateen Guddoomiyeyaasha Guddiyada:

  1. Guddiga Saaxiibtinimada Qadar iyo Afrika; iyo
  2. Guddiga Saaxbtinimada Qatar iyo Dowladaha Carabta ee Golaha Shuurada Dalka Qadar.

Labada dhinac waxaa ay ka wada hadleen adkaynta xiriirka saaxiibtinimo iyo wada shaqaynta labada dhinac.

Sidoo kale waxay isla meel dhigeen in la sameeyo guddiyo saaxiibtimo oo ka kooban Labada Aqal ee BFS, kuwaasoo gacan wayn ka gaysan doonna adkaynta xiriirka saaxiibtimo iyo kan walaaltinimo ee labada Dowladood iyo waliba wada shaqayn xooggan oo dhex marta labada Gole (Golaha Shuurada Qadar iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal).

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu horkacayey oo dalka ku soo laabtay (Sawirro)

Caydiid Ali

Shil dayuuradeed oo ka dhacay Kenya & dad ajaaniib ah oo ku dhintay (Sawirro)

Caydiid Ali

Weerar lagu qaaday goob Al Shabaab qaraxyo baabuur ku diyaarinayeen iyo khasaaro …

Cabdi Cade