Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ansixyey..
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa Waxaa kulanka maanta lagu ansixiyey heshiis is afgarad dhinaca Milatariga iyo amniga ah...