Thursday, November 21, 2019

Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018,...

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Iskoolo Buluusiyo & Wararkii ugu dambeeyey

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxii xoogganaa ee caawa fiidnimadii ka dhacay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa...

War Cusub : Gudoomiye Mursal oo ka guuraya Guriga uu ka degan yahay Madaxtooyada

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal uu qorsheeshanayo in uu ka guuro dhismaha uu ka...

(Sawiro) Munaasabad baroordiiq ah oo loo sameeyey Marxuum Max’ed Qanyare oo lagu kala qabtay London...

Waxgarad kala duwan oo ay ku jiraan siyaasiyiin, aqoonyahanno, madax ka tirsan jaaliyadaha Soomaalida iyo shaqsiyaad magac ku leh qeybaha bulshada ayaa xalay munaasabad...

RW Khayre oo ballanqaad u sameeyey caruurtii Waalidiintood lagu dilay qaraxii Zoope (Daawo Sawirro)


Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabadda xasuusta qaran ee musiibadii October 14, 2017, ayaa faray wasaaradda...

Xaaf oo ka hadlay cida uu ka shaqeyn waayey mudadii uu Madaxda ka ahaa...

Madaxweynaha Galmudug  Axmed Ducaale Geele Xaaf  ayaa muddo kadib waxa uu ka hadlay xaalada Dowlad Goboledka Galmudug iyo isbedelada ka socda. Waxaa uu sheegay in...

Xaaf oo shaaciyey in la qabtay raggii xalay xasuuqa ka geystay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii loogu geystey Magaalada Gaalkacyo dad ka badan 10 ruux oo kasoo jeeday...

Milateriga difaacyada kaga jira Baraawe oo ku biiray ciidamada gadoodsan (Daawo Video)

Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee difaaca kaga jira degmada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose ayaa ku soo biiray ciidamada gadoodsan ee ka cabanaya mushaar iyo raashin...

23 ka tirsan Ciidankii loo xilsaaray howlgalada Muqdisho oo xabsiga loo taxaabay

Taliye Ku-xigeenka ciidamadda Booliiska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlgallo ballaaran ay weli ka socdaan magaalada Muqdisho, isla markaana la xiray...

LAST WEEK NEWS