Axmed Madoobe oo Kismaayo ku laabtay, kana hadlay heshiisyo uu la galay dowlada (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam oo galabta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in wax badan oo ka mid ah...
Axmed Madoobe oo dad fara badan Salaadii Ciida kula tukaday Kismaayo (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dadweyne iyo masuuliyiin kala duwan maanta salaada ciidul fidriga kula tukaday Magaalada Kismaayo.
Axmed...
Dowlada oo War kasoo saartay Doorashada Jubbaland iyo Liiska Odayaasha soo xulaya …
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Liiska Odayaasha dhaqanka Beelaha ee soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland uusan waafaqsaneyn diiwaanka...
Axmed Madoobe oo ka hadlay Xildhibaanada cusub ee loo dhaariyey Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Madaxweynahu wuxuu xubnahan Cusub ee kamid...
Axmed Madoobe oo la kulmay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashada (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashadii 22 Bishan Ogoosto ka dhacday...
Yaa iska leh dayuuradii maanta jebisay xayiraadii DF ku soo rogtay Kismaayo? (Xog-hoose)
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in ugu dambeyn ay xal u heleen muhkiladii ka heysatay sidii ay Kismaayo ku soo ku soo gaari lahaayeen wufuuda...
Beesha Caalamka oo ka dalbatay Axmed Madoobe in Doorashadii Jubbaland lagu celiyo iyo Shir...
Wakiilo ka socday beesha caalamka ayaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka jubbaland, waxa ayna wakiiladaasi kulamo xasaasi ah la qaateen Madaxweynaha...
Dowlada Somalia oo ciidamo gaar ah ka dejisay Baardheere & Xog ku aadan ujeedkooda
Dayuurad gaar ah oo siday ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa galabta ka degtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Gudoomiyaha degmada Baardheere ee maamulka...
Jubbaland oo sheegtay iney la dagaalameyso ciidamada dowladu geysay Gedo
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo sheegay in heegan buuxa la geeliyay Ciidanka maamulkaas.
Hadalka ayaa yimid ka dib kulan uu...
Hogaamiyihii Ahlu suna Macalin Max’uud oo safar qarsoodi ah ku jooga Garoowe
Hogaamiyaha Ahlu-suna Macalin Maxamuud Shiikh Xasan oo shalay ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inuu socdaal qarsoodi ah ku joogo magaalada Garowe ee...