Thursday, December 1, 2022

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer dowlad Goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matali doona Galmudug ,kadib markii Madaxweyne Qoor Qoor shaaciyay...

DEG DEG: Ciidamo taabacsan hogaanka Ahlu sunna oo la Wareegay degmada Guriceel

Ciidamo taabacsan hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa soo sheegayaa iney la wareegeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan warar halkaas naga soo...

Shiikh Shaakir oo u digay ciidamada DF ee duulaanka ku ah degmada Guriceel

Shiikh Max'ed Shaakir oo ka tirsan hogaamiyeyaasha Ahlu sunna ee qabsaday dhowaan degmada Guriceel ayaa sheegay iney aqbaleen baaqyada nabadeed ee ka soo yeeraya...

Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo gaaray Deegaanka Bohol iyo Wadahadalo socda

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen deegaanka Bohol ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo fariisin u ah...

Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal Khasaare geystay oo maanta magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan DF Dagaalka...

Ahlu Sunna oo Weerar Khasaaro dhimasho sababay ka geesatay gudaha Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku waramaya in halkaasi uu maanta ka dhacay weerar khasaaro dhaliyay oo ay...

Dagaal la isku habeensaday oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna

Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku...

Madaxweyne Qoor Qoor oo labo arrin kala hadlay Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry Andre, iyagoona ka wada hadlay xaaladda...

Muxuu Madaxweyne Xaaf ka yiri xil ka qaadista la sheegay in lagu sameeyey?

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo ku shiray magaalada Cadaado ayaa sheegay inay galabta xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmugug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Shirka waxa...

Shiikh Shaakir oo ka hadlay Wararka sheegaya inuu Khilaaf kala dhexeeyo Madaxweyne Xaaf

Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo maanta Warbaahinta ula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa beeniyay inuu jiro Khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Xaaf,...

News in English

Militants attack hotel used by officials in Somalia’s capital

Islamist militants attacked a hotel used by government officials in Somalia's capital Mogadishu on Sunday evening, police and witnesses said. Al Qaeda-linked al Shabaab, which...

Xulka Allbanaadir