Monday, March 8, 2021

Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qaraxyo khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose wax yar ka dib markii ay saaka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii Baydhabo & khasaare xooggan oo ka dhashay (Sawirro)

Ugu yaraan 11 ruux oo shacab ah ayaa la soo sheegayaa iney ku dhinteen, qaar kale oo badana ku dhaawacmeen qaraxyo xoogan oo caawa...

Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo goor dhow iscasilay

Guddoomniyaha Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow iscasilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo. Carfo Ibraahim Aadan oo shir jaraa’id ku...

Dowlada Somalia oo shaacisay in ay ogtahay Shakhsiyaad ku howlan in ay xasilooni daro...

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale loona diray Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu xusay in ay...

Ciidanka Itoobiya oo taangiyo qafilan la soo galay Wadooyinka Baydhabo (Daawo Sawirro)

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tirsan AMISOM ayaa soo galay bartamaha magaalada Baydhabo, iyagoo wata hub iyo taangiyo qafilan. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya...

Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanka Yaaq Baraawe

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerar dhinac cirka ah ku bartilmaameedsadeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ku...

Masuuliyiin ku dhaawacmay dagaal xalay ka dhacay degmada Qoryooley

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose, kaasoo ay ku dhaawacmeen masuuliyiin ka...

Xildhibaankii labaad oo maanta ku guuleystay doorasho ka dhacday Baydhabo

Doorashada kuraas ka banaaneyd Golaha Shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waxaa la soo gebegabeeyay doorashada kursigii labaad oo uu...

Dowlada Israel oo go’aan culus ka qaadatay Ilhaan Cumar & Rashida Taib

Israel ayaa ka mamnuucday Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka booqasho ay qorsheeyeen inay ku tagaan Qudus iyo Daanta...

Ciidamo ay tababareen Saraakiil Ingiriis ah oo maanta tabar loo soo xiray (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta tababar usoo xiray ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo tababar ay siiyeen saraakiil...

News in English

Meet Mogadishu’s first female rickshaw taxi driver

Saynab Abdikarin has ventured into an industry that was exclusively male-dominated in conservative Somalia. Saynab Abdikarin turns heads everywhere she goes in Mogadishu. The 28-year-old...

Xulka Allbanaadir