Janaraal Odawaa oo shaaciyay tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ay dileen
Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe.
Ciidamada milatariga ayaana...
Dilal aargoosi ah oo ka dhacay Jowhar iyo xaalada magaalada oo kacsan
Qof ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe, iyadoo mid kalena halkaas lagu dhaawacay.
Dilkan ayaa la sheegay iney salka ku hayo...
Musharaxiinta isku diiwaan geliyay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle oo la shaaciyay (Magacyada)
Waxaa soo idlaaday waqtigii loogu talagalay diiwaangelinta Murashixiinta Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo sadexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay Jowhar.
Qoraal...
Cali Guudlaawe oo la kulmay Qaar kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka...
Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyn iyo Ujeedka...
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Gobolkeedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay ciidamo dowlada Soomaaliya shalay diyaarado...
(Sawirro) Qarax caawa ka dhacay Hotel ku yaalla Jowhar & Masuul ku dhaawacmay
Qarax ayaa la sheegay inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah...
Axmed Daaci oo ka hadlay weerarkii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay deegaanka...
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Hilowla Gaab oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana...
Cali Guudlaawe oo kulamo xasaasi ah ka wada Magaalada Baladweyne (Sawirro)
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulamo kala duwan kula qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka Beelaha Jidle, Shiikhaal, Makane Reer Shabeelle...
Doon ay la socdeen Masuuliyiin iyo dad kale oo saakay ku rogmatay magaalada Baladweyne
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay ay rogmatay doon ay la socdeen masuuliyiin katirsan maamulka Gobolka Hiiraan...
Maamul goboleed ka carooday hadal uu jeediyey guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha gobolka Banaadir Eng. Yariisow oo ahaa in la balaarinayo xadka magaalada Muqdisho...