Friday, April 19, 2024

Nin Cunsuri ah oo weeraray Masjidka Al Noor Islamic Center (Daawo Sawirada)

Booliska magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa maanta sheegay in weerar uu qof hubeysani Sabtidi ku qaaday masaajid ku yaalla nawaaxiga caasimadda loola...

Ciidamada Danab oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaanka Shaam

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danab ayaa saakay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen Deegaanka Shaam oo kuyaala inta u dhaxeysa Degmada Owdheegle...

Degaanada Al-shabaab oo si weyn looga dabaaldegay Ciidul- adxaa (Sawirro)

Degaanada Al-shabaab ayaa maanta si weyn looga dabaaldegay maalinta koowaad ee ciidul- adxaa. Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay...

Masuuliyiin ka tirsan Somaliland iyo shacab ku wada ciiday Hargeysa (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo salaadda Ciidal Adxada la tukaday kumanaan ka...

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo Masuuliyiin ka tirsan dowlada kula tukaday Villa Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday Masjidka Shuhadada Madaxtooyada Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo...

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka weynaha caasimadda Garoowe kula oogey salaadda ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda cagta Mire Awaare. Madaxweyne...

Kismaayo: Axmed Madoobe oo boqolaal shacab ah la tukaday salaada Ciida (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa...

RW Khayre oo shacab fara badan salaadii ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga (Sawirro)

Iyadoo maanta magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka si weyn looga ciiday munaasabadda Ciidaul Fitriga ayaa madaxda Qaranka waxaa ay boqolaal dadweyne ah Salaadda Ciida...

Muqdisho iyo gobolada dalka oo si weyn looga dabaaldegayo Munaasabada Ciidul adxaa

Shacabka magaalada Muqdisho iyo inta badan gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa oo ku beegan maanta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs