Dowlada Sacuudiga oo haweenkii ugu horeeyey u qeybisay ruqsadda baabuur wadidda (Daawo Sawirro)
Haweenka Sacuudiga ayaa maanta markii ugu horreysay loo qaybiyay ruqsooyinkii ay baabuurta ku wadi lahaayeen toddobaadyo un ka hor inta laga dul qaadin xayiraddii saarnayd...