Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Bagdaad (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madsx sare oo katirsan dowladda...