Ciidamo katirsan maamulka Puntland, oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo warramayaa in ay isaga soo baxeen farumaha hore ee dagaalka, gaar ahaan difaacyadii...
Maamulka  Puntland, ayaa shaacisay in aysan beesha caalamka wax taageero maaliyadeed ah uga helin dagaalka ka dhanka ah argagixisada Daacish, ee tan iyo bilowgii sannadkan...
Maalintii saddexaad oo xiriir ah, ayaa weerarro diyaaradaha aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday magaalada dekedda leh ee Port Sudan, taasoo si weyn u carqaladeysay...
Israa’iil iyo Mareykanka ayaa wax yar ka hor si wadajir ah duullaan ugu qaaday Yemen, iyagoo duqeymo ka geysanaya goobaha ay maamullan kooxda Xuutiyiinta, sida...