Dowlada Somalia oo Mashaariic waaweyn ka fulineysa Puntland
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa inay hirgeliso mashaariic horumarineed oo waaweyn oo diiradda saaraya caafimaadka iyo tamarta magaalooyinka Puntland ee Boosaaso iyo Garoowe, inkastoo ay...