NEWS DF oo ka digtay dhul ku yaalla MuqdishoCaydiid AliMay 13, 2025May 13, 2025 by Caydiid AliMay 13, 2025May 13, 20250 Dowlada Somalia ayaa ka digtay dhul ku yaalla degmada Hodan oo ay u socoto burburin sharci daro ah sida lagu xusay qoraal ka soo baxay... Read more
NEWS Fiqi oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Safiirka TurkeyCaydiid AliMay 13, 2025 by Caydiid AliMay 13, 20250 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga, Danjire Alper Aktaş, Agaasimaha Guud ee Arrimaha Amniga Madaxtooyada Turkiga, Hasan Yıldırım, iyo saraakiil... Read more
NEWS Golaha amaanka oo ka shiray howlgalka AUSSOMCaydiid AliMay 13, 2025 by Caydiid AliMay 13, 20250 Qaramada Midoobay ayaa si degdeg ah ugu baaqday in la helo $41.6 milyan oo dheeraad ah si loo xoojiyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee... Read more
NEWS Sidee Trump loogu soo dhoweeyey Sacuudiga (Sawirro)Caydiid AliMay 13, 2025 by Caydiid AliMay 13, 20250 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gaaray dalka Sacuudiga, iyadoo socdaalkan uu noqonayo booqashadii ugu horreysay oo saddex maalmood ah oo uu ku tagi doono dalalka... Read more
NEWS Guddi loo magacaabay xaalad soo korortay oo Warbixin laga dhageestayCabdi CadeMay 13, 2025May 13, 2025 by Cabdi CadeMay 13, 2025May 13, 20250 Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin ka dhageystay... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo qaabilay Kareem Adebayo oo Muqdisho yimidCabdi CadeMay 13, 2025May 13, 2025 by Cabdi CadeMay 13, 2025May 13, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,... Read more
NEWS Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin aan caadi aheyn sameestayCabdi CadeMay 13, 2025 by Cabdi CadeMay 13, 20250 Xildhibaannada Golaha Wakiiladda maamul goboleedka Puntland, ayaa sameestay mushaar kordhin aad u badan, xilli shacabka reer Puntland ay wajahayaan xaalado adag oo dhinaca nolosha ah... Read more
NEWS Odayaal mucaaraday dowladda Madaxweyne Xasan oo xabsi la dhigayCabdi CadeMay 13, 2025 by Cabdi CadeMay 13, 20250 Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xabsi la dhigay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka degmadaasi, kuwaa oo shalay warbaahinta la... Read more
NEWS Dood ka taagan diyaarad weyn oo hadiyad ahaan loo siinayo TrumpCabdi CadeMay 13, 2025 by Cabdi CadeMay 13, 20250 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay qorshaha uu ku doonayo in hadiyad ahaan u helo diyaarad cusub oo nooca raaxada ah oo Boeing, kaddib markii... Read more
NEWS Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyn ay ka fuliyeen MiraaleCabdi CadeMay 13, 2025 by Cabdi CadeMay 13, 20250 Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka, ayaa 11 kii bishan oo ku beegneed Axadii lasoo dhaafay duqeymo culus ka fuliyay togga Miraale ee buuraha Calmiskaad ee gobolka... Read more