NEWS Dowladda oo shaacisay magacyada Saraakiil laga dilay Al ShabaabCabdi CadeJune 6, 2025 by Cabdi CadeJune 6, 20250 In ka badan 40 horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ay si wadajir ah u... Read more
NEWS Madaxweyne Qoorqoor oo la ciiday shacabka degmada Baxdo (Sawirro)Caydiid AliJune 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 20250 Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa degmada Baxdo kula oogay Salaadda Ciidda Carrafo boqolaal ka mid ah shacabka magaalada, masuuliyiin iyo howlwadeennno... Read more
NEWS (Sawirro) Sidee maanta looga ciiday Magaalada KismaayoCaydiid AliJune 6, 2025June 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 20250 Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ahna Ku simaha Madaxweynaha Dowladda ayaa manta boqolaal kamida qeybaha kala duwan ee bulshada iyo... Read more
NEWS Ciro oo shacabka Hargeysa kala qeyb galay Salaada Ciida (Sawirro)Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 20250 Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed CabdillaahiCirro, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah... Read more
FitnessNEWS Taliyeyaasha laamaha amniga DF oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawirro)Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 20250 Saraakiisha Hay’adaha Ammaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo yeeshay kulan lagaga hadlay amniga maalmaha barakaysan ee Ciida Taliyaha Ciidanka Booliska, Gen. Asad Cabdullahi Cismaan, Agaasimaha... Read more
NEWS Madaxweyne Xassan oo shacab badan kula tukaday Masjidka IsbaheysigaCaydiid AliJune 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka... Read more
NEWS Sida saaka looga ciiday Magaalada Garowe (Sawirro)Caydiid AliJune 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 20250 Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa salaadii Ciidul... Read more
NEWS Puntland oo shuruud ku xirty Shirka uu ku baaqay Xasan ShiikhCaydiid AliJune 6, 2025June 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 20250 Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirkii uu iclaamiyay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh kaasoo la filayo in la qabto 15-ka bishan Juun. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxuud Caydiid... Read more
NEWS (Sawirro) Mungaab oo fagaare kula tukaday shacab & MasuuliyiinCaydiid AliJune 6, 2025June 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 20250 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa boqolaal shacab ah, Mas’uuliyiin, Odayaal dhaqan, Siyaasiyiin iyo Guddoomiyeyaal Degmo Salaada... Read more
NEWS Sidee saaka looga ciiday Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka?Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 2025 by Caydiid AliJune 6, 2025June 6, 20250 Shacabka Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa, iyadoo fantasiye balaaran laga dareemayo caasimada. Dadweyne... Read more