Siyaasi caan ah oo sheegay in qaraxyadii ka dhacay Muqdisho ay fududeeyeen Ciidanka xasilinta
Siyaasiga Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Qaraxyada magaalada Muqdisho ka dhacaya ay fududeeyan ciidamada ee u xilsaaran Sugida amniga caasimada. Cabdiraxmaan C/shakuur oo oo...