Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga Golaha Wakiillada Puntland
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay kal-fadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda...