Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin aan caadi aheyn sameestay
Xildhibaannada Golaha Wakiiladda maamul goboleedka Puntland, ayaa sameestay mushaar kordhin aad u badan, xilli shacabka reer Puntland ay wajahayaan xaalado adag oo dhinaca nolosha ah...