Telefishinka Israa’iil ka soo baxa ee Channel 14 oo lagu sheego inuu yahay telefishin uu maalgeliyo Netanyahu , ayaa laga sii daayay inay Israa’iil isku...
Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa qaaday tallaabo bani’aadannimo oo dhif iyo naadir ah, kadib markii ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay kafaalo qaadday...
Dowladda IRAN ayaa si rasmi ah uga baxday dhammaan heshiisyadii iyo wada-shaqeyntii kala dhaxaysay Hay’adda Atoomikada Caalamiga ah ee IAEA, iyadoo baarlamaanka dalkaasi si aqlabiyad...
Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Itoobiya, Marshal Berhanu Jula, ayaa si dadban walaac uga muujiyay Ciidamada Masaarida ee ka tirsan Howlgalka AUSSOM ee la keenayo...
Iran, ayaa awood u yeelatay horraantii saakay inay gantaal ku qarxiso xarunta Bazan ee sifeynta saliidda iyo kiimikooyinka batroolka Israa’iil ee ku taalla magaalada Xayfa...
Magaalada Hargeysa waxaa xalay ka dhacay dil argagax leh ka dib markii wiil dhalinyaro ah oo halkaas ku dilay Aabihiis. Allaha u naxariistee Marxuum Aabe...