Madaxweyne Deni: “Hadafkayga ugu weyn waa inaan ka taqalusno nidaamka Farmaajo”
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ka hadlay munaasabad caawa ka dhacday magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan tartanka doorashada Madaxweynaha...