Firdhiye oo ka hadlay Maxaabiistii ay isweydaarsadeen Somaliland iyo Puntland
Hoggaamiyaha maamulka SSC KHATUMO Cabdulqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa markii ugu horraysay ka hadlay maxaabiistii ay isweydaarsadeen Puntland iyo Somaliland kadib wada hadal dhexmaray madaxda...