Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax galabta casar gaabadkii lagula eegtay magaalada Muqdisho gaari uu la socday masuul ka tirsan maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka...
Ra’iisulwasaaraha dalka Spain Pedro Sánchez ayaa 17ka xubnood ee golahiisa wasiirrada 11 ka mid ah ka dhigay dumar, waana tirada ugu badan dalalka qaaradda Yurub...
Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe askari ka tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya. Dilka ayaa ka dhacay meel ku dhow wadada...
Itoobiya ayaa shaacisay inay aqbashay heshiiskii nabada ee guddiga xuduudaha caalamiga ay soo jeediyeen sanado ka hor, kaasoo Eritreya u xukumay dhulka lagu muransanaa ee...
Kulanka sida wayn loo wada sugayo ee lagu wado inuu dhex maro madaxwayne Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa ka dhici doona jasiirada...
Ciidanka Booliska Maraykanka ayaa saacado eryanayay askari ka tirsan militariga Maraykanka oo xero kala soo baxsaday gaari gaashaaman. Arrintan ayaa waxa ay ka dhacday magaalada...