Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Qurbo joogta Soomaliyeed oo loo hayo Bushaaro Muhiim ah iyaga iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri ah oo looga bartay waxbarsho tayo leh in uu qaadanayo arday cusub caruur iyo dad waawaynba leh.

Waxa dugsiga kuugu diyaaraa macalimiin khibrad leh iyo manhaj waxbarasho oo tayo leh,adigoo udhiganaaya hab casri ah oo ONLINE ah.

        Maadooyinka dugsiga lagu dhigan-doonaa waa sidan :

  • Quraanka kariimka ah
  • Higaad
  • Ducooyin(adkaar)
  • Axaadiis
  • Tafsiirka quraanka
  • Siiro
  • Luuqda carabiga
  • Fiqhi

WAXA AAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

E-MAIL: markasualbaani@gmail.com
Whatsapp: +252634734474
Skype: Markis Al-baani Online
Viber/ imo: +252634734474

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xabaalo Wadareed lagu aasay Ciidamo sanado badan kahor la laayay oo la helay

Cabdi Cade

Hay’ada ka hortagta Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka oo la magacaabay

Caydiid Ali

Shir arrimo muhiim ah looga hadlay oo ka dhacay xarunta gobolka Banaadir

Cabdi Cade
Taboola Ads ---