Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo & qodobada lagu eedeeyey

Waxaa goor dhow Hindisaha xil ka-qaadista Madaxweyne Maxamed cabdulaahi Farmaajo   loo gudbiyey gudoonka sare ee golaha shacabka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa aqbalay Hindisaha Mooshinka ka dhan ah Madaxweynaha sida aan wararka ku heleyno.

Tirada rasmiga ah ee Mooshinka ka geysay Madaxweynaha weli lama oga, balse Madaxweynaha ayaa waxaa mooshin ka keeni kara ugu yaraan 92 Xildhibaan oo ah saddex meel hal meel tirada guud ee baarlamanka.

Mooshinka oo ah mid xil ka qaadis ah ayaa la saaray shaabadda Xafiiska Guddoomiyaha Golaha shacabka, taasoo ka dhigeysa mid sharci ah, iyadoo arintan ay sii kordhineyso xiisadii maalmahaanba ka jirtay madaxtooyada iyo guddoonka Baarlamanka.


Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxkamadda Hargeysa oo xukun ku riday haween xad-gudub diimeed iyo dhaqan-xumo ku kacay

Cabdi Cade

Donald Trump oo ka laabtay Ninkii uu u xushay Agaasimaha Sirdoonka iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Joogtaynta AMISOM Soo Maaha Dib Ha Loo Dhigo Hanaqaadka Xoogga Dalka Soomaaliyeed?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---