Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo digniin u dirtay qaar kamid ah dadka deegaannadaasi kunool

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in maalmahan la filayo in roobab xooggan ka da’aan deegaano badan oo katirsan Puntland.

“Waxay dhamaan bulshada reer Puntland uga digaysaa inay ka fogaadaan dhulka meelihiisa biyo mareenada ah togaga, dooxooyinka iyo meelkasta oo looga cabsi qabo in daad ka yimaado maadaama roobabkuu gu’gu curteen deegaanada qaarna daadku ka gaysteen khasaare naf iyo maalba leh” ayaa lagu warka kasoo baxay Puntland.

Related posts

Erdogan oo shaaciyey kheyraad ceegaaga xeebaha Somalia

Caydiid Ali

Saadiq Cabdilaahi Cabdi :-Nidaamka Federaalka waa “Dameer iyo labadiisa daan”

admin

DEG DEG: Wasiir kale oo iska casilay Xukuumada Xamse

Caydiid Ali
Taboola Ads ---