Allbanaadir.com
NEWS

Gobolka Banaadir oo beeniyey arrin lagu faafiyey baraha bulshada

Maamulka gobolka Banaadir ayaa beeniyey arrimo lagu faafiyey baraha bulshada oo la xiriira magacaabista gudoomiyaha cusub sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay

“Waaxda Dad Dhigidda Dowladda Hoose ee Xamar waxa ay Shacabka Soomaaliyeed ee u soo adeeg doonta ogeysiinaysaa in aan waxba ka jirin wararka been abuurka ah ee bulshada ku dhex faafay, isla markaana sheegaya in Warqadda Dhalashada & Sugnaanta ee laga qaato xarumaha kala duwan ee Waaxda Dad-Dhigidda Dowladda Hoose ay dhacayso, markasta ee la soo magacaabo Guddoomiye Cusub” ayaa lagu yiri qoraalka oo sidan hoose ku bilowday

Related posts

Ciidamo ka baxay Muqdisho oo Safar dhulka ah ku tagay magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Cabdi Cade

Gabar Aabaheed Sabab layaab leh Maxkamad uga dacweesay

Cabdi Cade

Ciidamada Danab oo Howlgal qorsheesan ku dilay Cabdiraxmaan Abuu Ayman

Cabdi Cade
Taboola Ads ---