Allbanaadir.com
NEWS

Taliyihii booliiska ee xilka laga qaaday oo amar siiyay Saraakiisha booliiska (Sawirro)

Taliyaha xilka laga qaaday ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Sulub Axmed Firin, ayaa maanta shir iskugu yeeray saraakiisha hogaanada iyo fadhiyada madaxabanaan ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed,

Shirka uu taliyaha isugu yeeray saraakiisha sar saee ee booliiska ayaa ujeedkiisi ahaa qaban qaabada munaasabadda xilwareejinta taliyaha cusub ciidanka Boliiska oo Khamiistii loo magacaabay Jeneraal Asad Diyaano.

S/Gaas Sulub Axmed Firin ayaa dhammaan hoggaannada iyo fadhiyada ciidanka Faray in ay la shaqeeyaan taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan C/llaahi,

Munaasab weyn uu xilka kula wareegayo taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Jeneraal Asad Diyaano, ayaa la filayaa in dhawaan ka dhacdo  magaalada Muqdisho .

Related posts

Qoor Qoor oo la kulmay Dhalinyaro ka qeyb qaadatay Olalihiisa (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dowlada Kenya oo talaabo culus qaaday ka dib digniintii ka soo baxday Mareykanka

Caydiid Ali

RW Khayre oo qaabilay wafdi uu horkacayo Mr. Andrew Stephenson (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---