Allbanaadir.com
NEWS

Hogaamiye Mareykanku madaxiisa dul saaray malaayiin Dollar oo gaaray Sacuudiga

Hoggaamiyaha sare ee Taalibaan, Sirajuddin Haqqani ayaa gaaray magaalada barakeysan ee Makka , si uu u guto waajibaadka xajka.

Hadda waa Wasiirka Arrimaha gudaha Afgaanistaan, wuxuu ku jiray liiska reer galbeedka ee dadka loogu doonista badan yahay.

Mareykanka ayaa madaxiisa dul dhigay haddii xog laga helo 10 milyan oo dollar inta aysan xukunka la wareegin Taliban

Toddobadkan ayuu booqashadii u horreysay oo rasmi ah kula kulmay Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, iyadoo Abu Dhabi ay ahayd dalka kaliya ee carbeed ee Afgaanistaan u diray ciidan si ay ula dagaallamaan Talibanta maanta xukunka haysa.

 

Related posts

Xildhibaano kale oo muxaafid ah oo laga mammuucay fadhiyada Baarlamaanka

Cabdi Cade

Madaxweyne Biixi oo fariin culus hawada u mariyey Masuuliyiinta Puntland

Caydiid Ali

(Akhriso Magacyada) Lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---