Allbanaadir.com
NEWS

Soomaaliya oo saxiixay heshiis looga cafinayo lacag deyn ah oo dhan 1.2 Bilyan

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa saxiixay heshiis Soomaaliya looga cafinayo deyn dhan 1.2 Bilyan oo ay lahaayeen dalalka ku bahoobay naadiga Paris Club.

Wasiirka iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta Magaaladda Paris ee dalka Faransiiska, ku soo gebagebay wada-xaajood wakhti dheer qaatay oo ay la yeesheen waddamada ku middoobay Naadiga Paris ( Paris club).

Wasiirka oo guushan ka hadlay ayaa yiri, “Iyada oo laga duulayo isafgaradka laga gaadhay wada xaajoodka ayaa waxa aanu toban ka waddan ee ku bahoobay Naadiga Paris kala saxeexanay heshiis lagu dhaafayo dentii ay Soomaaliya ku lahaayeen. “

Talaabadani ayaa ka dhigan in Paris Club ay dhaafeen xaddi dayneed oo ka badan Inta uu ku waajibiyay hannaanka dayn cafiska (beyond HIPC debt relief) ee loo yaqaan HIPC, waxaan

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamada Eritrea oo kusoo laabtay Dagaalka ka socda Tigrey iyo Weerar saakay ka dhacay

Cabdi Cade

Taliyihii guud ee booliiska Kenya oo is casilay

Cabdi Cade

Maxay Angela Merkel u diiday codsiga uga yimid Xoghayaha guud ee Q/Midoobay?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---