Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xassan Shiikh oo war ka soo saaray guusha laga gaaray deynta cafinta Somalia (Daawo)

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Max’uud ayaa ka hadlay shacabka Soomaaliyeedna ugu hambalyeeyey guusha taariikhiga ee dhameystirka hanaanka deyn cafinta

Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay.

War saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen hay’adda lacagta aduunka ee IMF iyo bankiga aduunka, ayaa lagu sheegay in la ansixiyey cafinta deynta lagu leeyahay Soomaaliya, taas oo dhan $4.5 bilyan oo doolar.

HOOS KA DAAWO HADALKA MADAXWEYNAHA

Related posts

Gaari Tesla ah oo ku qarxay bannaanka Hotel uu leeyahay Donald Trump

Cabdi Cade

Maxay xubnaha Beesha caalamka kala hadleen Madaxweyne Cali Guudlaawe? (Sawirro)

Caydiid Ali

Madatasha Talo-wadaag oo war kasoo saartay Go’aankii Baarlamaanka ku eryeen Shirkada DP World

Cabdi Cade
Taboola Ads ---