Allbanaadir.com
NEWS

Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

Kulan ballaaran  uu  qaban  qaabiyay   URURKA    SHIRKADDAHA    ISGAARSIINTA    SOMAALIYEED    (USIS)   oo  ah  Urur  ay ku  mideysan  yihiin Shirkadaha    bixiya    adeegyada    telefoonada    iyo    Internet-­‐ka    ee    kor    ku    xusan,    ayaa    ka    dhacay   magaalada    Muqdisho    27kii    Sept    2018    .

Kulankaas  waxaa  looga  hadlay   arimo  badan  oo ay ka mid yihiin xaalada Adeegyada     Isgaarsiinta  & Tiknoolajiyada ee dalka,halka uu marayo dadaaladii loogu jiray     dhismaha Hay`adihii Xeer-­‐nidaaminta Isgaarsiinta  iyo  guud ahaan xoojinta horumarka      shabakadaha  Isgaarsiinta iyo  noocyada kala  duwan ee tiknoolajiyada oo qeyb weyn    ka ah horumarka dalka.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Shirkadaha Isgaarsiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirada: Sanado kadib oo dib loo Howl geliyay Machadka isgaarsiinta Qaranka 

Cabdi Cade

Dhul-gariir Khasaare xoogan geystay oo ku dhuftay Jasiirada Sulawesi (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaa ka jira inuu iscasilay Wasiirka Arrimaha dibeda ee dowlada Somalia?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---