Allbanaadir.com
NEWS

Al-Shabaab oo laga fara maroojiyey Degaanka Ceel garas ee G/Galgaduud

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya Ciidanka Difaaca Shacabka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada CeelgarasĀ  ee Gobalka Galguduud halkaasoo xudun u aheyd Al-shabaab.

Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada DF ay ka wadaan Magaaladaas hawlgal sifayn ah.

Al-shabaab ayaa la sheegay iney isaga baxeen magaalada markii ay hareereeyeen Ciidanka DF iyo kuwa Difaaca Shacabka.

“Ka saarista khawaarijta ee Ceelgaras ayaa ka dhigan guul wayn oo laga gaaray Dagaalka lagula jiro Khawaarijta” ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka.

Related posts

Trudeau oo awood dheeri ah u adeegsanaya dibed baxyada ka socda dalkiisa

Caydiid Ali

Saraakiil Maraykan ah oo gaaray Dhuusamareeb & Ciidanka Danab oo saldhig ka sameysanaya (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaa caawa ka socda Magaalada Boosaaso oo ay xiisad dagaal ka jirtay?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---