Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga doorashooyinka Puntland oo ansixiyay 8 Xisbi siyaasadeed (Akhriso)

Guddiga KMG doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 31 July 2023, cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xisbiyada rasmiga ah ee Puntland.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashooyinka Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada 8 xisbi oo noqonaya xisbiyada rasmiga ah ee ka jira deegaannada Puntland.

Ansixinta xisbiyadan ayaa imaaneysa xilli uu Puntland ka jiro khilaaf ka dhashay nidaamka doorashada maamulkaasi iyo sidoo kale wax ka bedelka dastuurka maamulkaasi.

Related posts

Feejignaantii ugu sareysay oo la geliyay guud ahaan gobollada Mareykanka (Sawirro)

Caydiid Ali

Farmaajo Sidan waxa uu ku heli karay muddo kororsi macquul ah iyadoo aa la ceyrin Kheyre !!

Cabdi Cade

Xoghayihii guud ee golaha Shacabka oo is Casilay iyo Wasiir hore oo lagu bedelay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---