Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

60 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey degaanka Ceel-dhuun adeegow (Akhriso)

In ka badan 60 ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa maanta lagu laayay degaanka Ceel- dhuun adeegow oo hoostaga Goof-gaduud Buurey Gobolka Bay kadib markii halkaasi maanta loogu gaystay weeraro iyo duqaymo xoogan oo ay fuliyeen ciidanka XDS iyo kuwa daraawiishta Galmudug sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Koonfur galbeed oo u qornaa sidatan hoose.

Related posts

Dagaalo Khasaare geystay oo ka socda degaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Caydiid Ali

Muqdisho oo lagu daah-furay mashruuca kasoo kabashads Xasaradaha Soomaaliya

Cabdi Cade

Xassan Shiikh oo xuska 15ka May awgeed Ubax dhigay Taalada SYL (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---