(Akhriso) Hay’adda Socdaalka & Jinsiyada oo ka falcelisay talaabo uu qaaday Aqalka Sare

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee dowlada Somalia ayaa sanatarada aqalka sare uga mahad celisay ansixinta Hindise Sharciyeedka Socdaalka oo ka mid ahaa saddex sharci oo uu maanta ansixiyey aqalka sare.

Saddexdan sharci ee maanta la ansixiyey oo horey uga soo gudbay golaha Wasiirada iyo kan shacabka ayaa waxay kala yihiin:-

1-𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐬𝐞 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥ka 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝
2-𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐬𝐞 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐚𝐥l𝐮𝐮𝐦𝐚𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 iyo
3-Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee dowlada Somalia

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -