Allbanaadir.com
NEWS

Musharixiinta K/Galbeed oo walaac ka muujiyey arrin la xiriirta shirka Baydhabo (Akhriso)

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa qoraal ay wadajir soo saareen waxay  walaac xoogan kaga muujiyeen Amniga goobta lagu qabanayo Shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed.

Qoraalka oo ay u direen Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamse ayay ku sheegeen inay horay u dalbadeen in Ciidamada jooga laga saaro xeyndaabka Garoonka Dayuuradaha Baydhabo iyo Koontoroolada soo gala, isla markaana sugaan Amniga Goobta Ciidanka ATMIS, balse taasi aan la fulin illaa hadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AY SOO SAAREEN

Related posts

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal sifeyn ka dhan ah Al Shabaab fuliyay

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Antonio Guterres

Cabdi Cade

Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay Xiisadii u dhaxeysay Dowlada iyo Ahlu Sunna (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---