Kaalintee Somalia ka gashay liiska dalalka Caalamka ugu Nabdoon sanadkii hore ?

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (The Institute for Economics and Peace) ayaa soo saartay Daraasaad-sanadeedka Qiimaynta dalalka ugu Amaanka iyo Nabadda badnaa  Caalamka sanadkii la soo dhaafay ee 2022-kii.

Warbixinta Tusmada heerarka Qiimaynta Amaanka Caalamka (The Global Peace Index) ayaa waxaa lagu eegay Guud ahaan 163 dal, iyadoo Daraasada diirada lagu saaray Nabadda, Xuquuqda Aadanaha iyo Horumarka.

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda oo ah Hay’ad Madaxa banaan oo aan Macaash-doon ahayn waxay Warbixinta Sanadlaha ee Qiimaynta GPI Report waxaa lagu soo bandhigay dalalka ugu Amaanka badan iyo kuwa ugu khatarta badan Caalamka oo idil.

Caalam ahaan, dalka Iceland ayaa weli Kaalinta Koowaad kaga jirta dalalka ugu Nabdoon dalalka Caalamka tan iyo sanadkii 2008-dii.

Kaalinta Labaad waxaa ku jirta New Zealand.

Liiskaasi oo dhamaystiran ayaa waxay dalalka Caalamka kala galeen Qiimeynta labada dhinac kuwo Nabad iyo Amaan buuxa ku naalloonayo iyo kuwo lagala kulmo Cabsi iyo Khatar badan.

Dalalka Afghanistan, Yemen, Syria, Russia iyo South Sudan ayaa ah Shanta Waddan ee ugu liita dhanka Nabadda (The least peaceful countries in the world).

Dalkeena waxa uu Qiimayntaasi ka galay Kaalinta 156-aad ee Liiska 162-ka ee lagu soo bandhigay Cilmi- baaris sanadeedka ee Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (The Institute for Economics and Peace).

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (The Institute for Economics and Peace) oo la asaasay sanadkii 2008-dii waxay Xaruntooda Dhexe ku taalla magaalladda Sydney ee dalka Australia,  waxayna Faracyo ku leeyihiin magaallooyinka New York, Mexico City  iyo Oxford.

Halkan ka daalaco Liiska Guud ee Qiimeynta iyo sida Caynba Caynka ah ee ay dalalka Caalamka ugu caana-maalaan Heer kasta oo Amaanka iyo Nabadda ah.

1 Iceland
2 New Zealand
3 Ireland
4 Denmark
5 Austria
6 Portugal
7 Slovenia
8 Czech Republic
9 Singapore10 Japan
11 Switzerland
12 Canada
13 Hungary
14 Finland
15 Croatia
16 Germany
17 Norway
18 Malaysia
19 Bhutan
20 Slovakia
21 Netherlands
22 Belgium
23 Qatar
24 Bulgaria
25 Poland
26 Sweden
27 Australia
28 Mauritius
29 Spain
30 Taiwan
31 Romania
32 Italy
33 Estonia
34 United Kingdom
35 Latvia
36 North Macedonia
37 Lithuania
38 Costa Rica
39 Kuwait
40 Ghana
41 Albania
42 Mongolia
43 South Korea
44 Vietnam
45 Gambia
46 Uruguay
47 Indonesia
48 Botswana
49 Montenegro
50 Sierra Leone
51 Laos
52 Serbia
53 Greece
54 Timor Leste
55 Chile
56 Zambia
57 Jordan
58 Bosnia And Herzegovina
59 Equatorial Guinea
60 United Arab Emirates
61 Panama
62 Moldova
63 Cambodia
64 Oman
65 France
66 Malawi
67 Cyprus
68 Namibia
69 Argentina
70 Senegal
72 Rwanda
73 Nepal
74 Morocco
75 Liberia
76 Gabon
77 Paraguay
78 Angola
79 Ecuador
80 Bolivia
81 Jamaica
82 Dominican Republic
83 Armenia
84 Madagascar
85 Tunisia
86 Tanzania
87 Uzbekistan
88 Trinidad And Tobago
89 China
90 Sri Lanka
91 Kyrgyzstan
92 Tajikistan
93 Eswatini
94 Papua New Guinea
95 Georgia
96 Bangladesh
97 Kazakhstan
98 Cuba
99 Bahrain
100 Lesotho
101 Peru
102 Togo
103 Thailand
104 Turkmenistan
105 Benin
106 Guatemala
107 Guyana
108 Ivory Coast
109 Algeria
110 Guinea Bissau
111 Republic Of The Congo
112 Mauritania
113 Djibouti
114 El Salvador
115 Haiti
116 Belarus
117 Honduras
118 South Africa
119 Saudi Arabia
120 Kenya
121 Uganda
122 Mozambique
123 Guinea
124 Nicaragua
125 Philippines
126 Egypt
127 Zimbabwe
128 Azerbaijan
129 United States
130 Brazil
131 Burundi
132 Eritrea
133 Palestine
134 Israel
135 India
136 Chad
137 Mexico
138 Lebanon
139 Myanmar
140 Niger
141 Iran
142 Cameroon
143 Nigeria
144 Colombia
145 Turkey
146 Burkina Faso
147 Pakistan
148 Venezuela
149 Ethiopia
150 Mali
151 Libya
152 North Korea
153 Ukraine
154 Sudan
155 Central African Republic
156 Somalia
157 Iraq
158 Dr Congo
159 South Sudan
160 Russia
161 Syria
162 Yemen
W/T: @Ustaad Nuradin Page

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -