Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Dowlad goboleedyada oo joojiyey wada shaqeynta Wasaarad ka mid ah federaalka

Qoraal ay wadajir u soo saareen Wasiirada Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknolojiyada dowlad goboleedyada  ayay ku sheegeen iney joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknolojiyada DF.

Wasiirada ayaa go’aankan sabab uga dhigay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay wada shaqeyn la’aan ay kala kulmeen Wasiirka Wasaarada, iyadoo qoraalka ay soo saareen oo dhameystiran uu u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii ugu Dambeeyay Shirka Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka furmaya iyo Madaxweyne Deni oo …

Cabdi Cade

Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Khasaaro badan oo ka dhashay

Cabdi Cade

Cali Guudlaawe oo Jowhar ka furay Mashruuc waxtar leh (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---