Allbanaadir.com
NEWS

Deeq ka badan $105 million oo loogu deeqay Somalia & Christos Stylinides oo ka hadlay

Midowga Europe ayaa ansixiyey 89 million oo Euro oo u dhiganta 105 million oo Dollar oo lagu taageerayo Hawlaha Samafalka ee Somalia.

Deeqdan ayaa ku soo beegantay, iyadoo la filayo in shirweynaha looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ay Midowga Europe marti-gelinayaan uu berri ka furmo Brussels.

Christos Stylianides oo ah Madaxa fulinta deeqaha Aadaminimo EU-da ayaa sheegay in deeqdan dhaqaale loogu tala-galay dadka u nugul iyo taageeradda Naf-badbaadinta ee dadka ay dhibaataddu ka soo gaartay Isbedelka Cimiladda iyo Colaadaha ka socda gudaha Somalia.

Waxa uu tilmaamay in laga argagaxayo dhibaatadda Abaaraha ee Somalia ka jirtay Labadii sanno ee la soo dhaafay iyo dadadkii dhwaan la tegay xoolihii ay dhaqan jireen Malaayiin qof oo ku nool gudaha Somalia.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Daawo Sawirro) Dowladaha Soomaaliya iyo Britain oo kala saxiixday heshiis cusub

Caydiid Ali

Gudoomiye Aadan Madoobe oo amar deg deg ah soo saaray

Caydiid Ali

Weerar dhinaca Cirka ah oo maanta ka dhacay Deegaan katirsan gobolka Bari

Cabdi Cade
Taboola Ads ---