Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Madaxweynaha Somalia oo magacabay Raisul Wasaare cusub

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Barre u magacaabay raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka loo igmaday.

Wuxuu sheegay in Xamze uu yahay nin aqoon iyo karti u leh xilka uu u magacaabay, isaga oo ka codsaday baarlamaanka Soomaaliya in ay ansixiyaan ra’iisul wasaaraha

Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa balan qaaday inuu ku shaqeyn doono sharuucda dalka u yaalo.

La soco faahfaahinta goor dhow

Related posts

Natiijada Doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee Puntland oo la shaaciyey (Akhriso)

Caydiid Ali

Somalia oo geeska Afrika ku meteleysa shirka caalamiga ah ee GPE (Sawirro)

Caydiid Ali

Jubbaland oo si adag uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Xamse Barre

Cabdi Cade
Taboola Ads ---