Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

DEG DEG: Madaxweyne Shiikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan oo goor dhow geeriyooday

Sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee WAM Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday.

Sheekh Khalifa, oo ahaa 73 jir ayaa muddo sanado ah la xarbinayey xanuuno kala duwan oo soo wajahay

Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa sidoo kale ahaa Amiirka Imaaraadda Abu Dhabi oo ka mid ah toddabada Imaaradood ee dalkaas uu ka kooban yahay.

“Wasaaradda Arrimaha Madaxtooyada waxay shacabka Imaaraadka Carabta iyo Dunida Islaamka uga tacsiyeyneysaa geeriday Sheikh Khalifa bin Zayed Al-Nahyan oo geeriyooday Jimce 13-ka May,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wakaaladda WAM.

Related posts

Maxaa Laga Ogyahay Sababihii Sheekh Shariif uu Ku Lumiyay Kursiga Madaxweynaha?

Cabdi Cade

Askari Mareykan ah oo isku hor gubay safaarad ay Israa’iil leedahay iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

(Sawirro) Madaale oo xariga ka jaray xarun degmo oo si qurux badan loo dhisay

Caydiid Ali