Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DAAWO TOOS: Xaflada bandhiga Barnaamijka Siyaasadeed ee Musharax Xasan Cali Khayre oo ka socota Muqdisho

Waxaa caawa ka socda magaalada Muqdisho xaflad balaaran oo musharaxa Madaxweynaha Somalia Xassan Cali Khayre ku soo bandhigayo barnaamijkiisa siyaasadeed ee ololaha doorashada.

Xafladan waxaa ka qeyb galay, Xildhibaano, haween, dhalinyaro aqoonyahano, waxgarad, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

HOOS KA DAAWO XAFLADA SI TOOS AH (LIVE)

 

Related posts

Lugatoor oo xariga ka jaray sheybaar ku cusub Puntland

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoor Qoor oo safar deg deg ah uga baxay Muqdisho xili la filayo in shirka…

Cabdi Cade

Saciid Deni oo gaaray gobolka Mudug, xarigana ka jaray Mashaariic cusub (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---