Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Wareegii 1aad ee doorashada oo dhamaaday iyo tirinta codadka oo socota

Waxaa la soo gebagebeeyey codeynta wareegii koowaad ee doorashada Golaha shacabka BFS oo caawa ka socota magaalada Muqdisho caasimada Somalia.

Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamanka ayaa furay sanaadiiqda lagu riday codadka.

Waxaa haatan socota tirinta codadka iyadoo musharaxiinta ay soo kala dirsadeen wakiilo u qabta codadka ay kala heleen.

Waxaa wareega labaad ee doorashada u gudbi doona saddexda musharax ee ugu codadka badan haddii la waayo musharax ku guuleusta kala bar codadka la dhiibtay sida uu sheegay gudoonka KMG ah ee baarlamanka Somalia.

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHA..

 

Related posts

Madaxweyne Farmaajo & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Sharma El-Sheikh (Sawirro)

Caydiid Ali

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal culus oo ka dhacay Deegaanka Nuur Dugle iyo Khasaaro ka dhashay

Cabdi Cade

Xassan Shiikh oo kulan xasaasi ah la qaatay saraakiisha ciidanka Gorgor (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---