Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Odayaasha iyo bulshada soo xuleysa ergada dooraneysa 16-kursi oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada dooraneysa 16 kursi oo lagu dooranayo Deegaan doorashada labaad ee Boosaaso.

Doorashada kuraastan ayaana la filaya ain dhawwaan ka dhacdo magaalada Boosaaso, waxaana odayaasha iyo bulshada rayidka ee magacyadooda la shaaciyay soo xulayaan ergada kuraastan dooraneysa.

Magaalada Boosaaso doorashada ka dhaceysa waxaa cabasho xooggan ka keenay Wasiiro katirsan xukuumadda Soomaaliya oo horey ugu fadhiyay kuraasta la dooranayo qaarkood, kuwaa oo mar kale loo diiday in ay tartamaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=ESuByydjDKA&t=2s

Related posts

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo war cusub soo saaray (Akhriso)

Caydiid Ali

William Ruto oo ku guuleystay in loo meel mariyo sanduuq dhaqaale oo muran dhaliyey

Cabdi Cade

Taliban oo amaro cusub ku soo rogtay haweenka ka shaqeeya Warbaahinta

Caydiid Ali
Taboola Ads ---